Acmaasha Xajka oo ka bilaabatay Sacuudiga & tirada Soomaalida xajiday oo la shaaciyey (Sawirro)

Malaayiin qof oo xujey ah ayaa maanta waxay si rasmi ah uga bilaabeen acmaasha xajka magaalooyinka barakeysan ee dalka sacuudiga. Xajka oo ka mid ah 5ta tiir ee Islaamka ayaa waxa sanad walba daafaha caalamka ka soo xajiya muslimiin badan kuwaasoo gaara magaalooyinka Makka iyo Madiina. Soomaali badan ayaana waxay ka mid yihiin muslimiinta tirada … Continue reading Acmaasha Xajka oo ka bilaabatay Sacuudiga & tirada Soomaalida xajiday oo la shaaciyey (Sawirro)